Dal ogaaday in uu leeyahay in ka badan 7,000 oo jasiiradood oo cusub !

Waddanka Japan ayaa dib u diriyey inta jasiiradood ee ay leeyihiin waxaanay soo saareen in ka badan 7,000 jasiiradood oo aan horey xisaabta ugu jirin taas oo ka dhigaysa laba jibbaar tiradii markii hore u diiwaan gashaneyd. Khariidadda dhijitaalka ah ee ay samaysay Hay’adda Macluumaadka dhulka ee Japan taas oo magaceeda loo soo gaabiyo (GSI) … Continue reading Dal ogaaday in uu leeyahay in ka badan 7,000 oo jasiiradood oo cusub !